Farsom waa mawqic bilaash ah oo lagu badalo qoraalka Soomaaliga ah far Laatiinka iyo far Cusmaaniya (𐒋𐒍𐒖𐒕𐒆𐒘). Qor far Laatiin, hel far Cusmaani. Qor far Cusmaani, hel far Laatiin.
Farsom is a free online tool to transliterate Somali text between Latin alphabet and Osmanya script. Type in Latin and get Osmanya (𐒋𐒍𐒖𐒕𐒆𐒘), or paste Osmanya text and get Latin. Supports up to 10,000 characters per transliteration.
The complete mapping of Latin letters to Osmanya script characters:
Far Cusmaani (Osmanya) waa farta Soomaaliga ee la alifay 1920-1922kii. Waxaa isticmaali jiray ganacsatadii Soomaaliyeed iyo dhalinyaradii gobonimo doonka SYL. Fartan waxaa laga isticmaali jiray meelo ka mid ah koonfurta, bartamaha, iyo bariga Soomaaliya intii u dhexeysay 1922-1972.
The Osmanya script is a writing system for the Somali language, created between 1920-1922 by Osman Yusuf Kenadid. It was used in parts of southern, central, and eastern Somalia between 1922-1972.